Thursday, January 29, 2009

malin malmaha kamid ah ayaa waxaa dhacday  anigo joogo guri geeyga ayaa yimid nin waalan ayaa wuxu yiri ninyaho inakeen waxaa adeena magaalada markas  ayaan  dhahay  wayahay ee innakeen markii aan tagnay magaalada  waxaa dhacday in aan kaladhumno markas anigo indhaha tagayo  ayaa waxaan arkag nin aan aqaano marki aan isdhahay uyeer  waxaan garan waayay magaciis waaban iloobay marka waxaan nasib kuhelay ninkale oo aan karanayo  markas ayaa dhahay ninyaho waan dhunsanahay ee icaawi markaso ninki icawiya

2 comments:

  1. Abdi--You are going to have to write in English for me to grade your responses. :)

    Ms. Peifer

    ReplyDelete
  2. Interesting, how the language you speak is spelled out like that. I would love to learn it someday

    ReplyDelete