Thursday, January 29, 2009
malin malmaha kamid ah ayaa waxaa dhacday anigo joogo guri geeyga ayaa yimid nin waalan ayaa wuxu yiri ninyaho inakeen waxaa adeena magaalada markas ayaan dhahay wayahay ee innakeen markii aan tagnay magaalada waxaa dhacday in aan kaladhumno markas anigo indhaha tagayo ayaa waxaan arkag nin aan aqaano marki aan isdhahay uyeer waxaan garan waayay magaciis waaban iloobay marka waxaan nasib kuhelay ninkale oo aan karanayo markas ayaa dhahay ninyaho waan dhunsanahay ee icaawi markaso ninki icawiya
Subscribe to:
Comments (Atom)